Ereyga Maanta: mililikh
shabbaaxtamid eeg shabbaaxtan². ld shabbaaxtan¹.
shabbaaxtan (1) Tartamidda ay laba qof ama ka badan ku tartamaan toog. ld shabbaaxtamid.
shabbaaxtan (2) Laba qof ama ka badan toog ku tartamid.
shabbad ld shaabbad.
shabbadayn ld shaabbadayn.
shabbadays ld shaabbadayn.
shabbadaysan ld shaabbadaysan.
shabbadaysasho ld shaabbadaysasho.
shabbadaysnaan ld shaabbadays-naan.
shabbadaysnaansho ld shaabba-daysnaan.
shabbadayso ld shaab-badayso.
shabbadee ld shaabbadee.
shabbah (1) ld shaabbah¹.
shabbah (2) ld shaabbah².
shabbayn ld shaabbadayn.
shabbays ld shaabbadayn.
shabbaysan ld shaabbaysan.
shabbaysasho ld shaabbadaysasho.
shabbaysnaan ld shaabbadaysnaan.
shabbaysnaansho ld shaabbadays-naan.
shabbayso ld shaab-badayso.
shabbee ld shaabbadee.
shabbi Cusbolamood adag, cad oo biyaha calawsan lagu dhex rido si ay u kala miirmaan.
shabbihid ld shaabbihid.
shabbo ld shaabbad.
shabeel 1. Dugaag ku nool Afrika, Aasiya iyo meelo kale, leh midab cawl ah oo baro baro madow ku dhex jiraan, dhulka dhirtu ku badantahayna jooga oo geedaha fuula; xoolaha iyo ugaartana aad u laaya, dadkana cuna. 2. Libaax badeed qallafsan oo oogada baro ku leh.
shabi 1. Wax eryid. 2. Lacag iwm ururin. 3. Geed iwm ul ku garaacid si wax ku jira uga baxaan ama miro uga daataan.
shabin eeg shabi.
shabshable 1. Geed-nagaar leh caleemo iyo ubax yaryar, aan qodax lahayn oo wax lagu daaweeyo. 2. Hab ceel biyo looga soo saaro oo laba nin si dhaqso badan wadaanta u soo bixiyaan. 3. Cayaar kuwa hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ka mid ah oo leh jiib iyo jaan, ragga iyo dumarkuna wada dheelaan.
shacaab (jool.) Dhadhaabo is haysta, oo ku dhaw dusha biyaha, oo ay suurtoggal tahay in la arko marka hirku gaabanyahay, laakiin sida badan waxaa daboola biyo.
<< < 1331 1332 1333 1334 1335 1336 1337 1338 1339 1340 1341 > >>