yeel5 1. Cid arrin ama wax kale ka aqbalid. 2. Kab go'day samayn. 3. Wax samayntooda ku kicid. yeelaal 1. Hab; farsamo; tab. 2. Laamo geed oo lagu xoojiyo wadaanta afkeeda.
yeelaali Wax samayn ama hindisid.
yeelaalin eeg yeelaali.
yeelan Kab, wadaan iwm wax la sameeyey ahaansho.
yeelasho eeg yeelo.
yeele (nax.) Magaca waafaqsan qaab sarfeedka falka weerta; fale.
yeelid eeg yeel5.
yeelin eeg yeeli.
yeelnaan eeg yeelan. ld yeelnaansho.
yeelnaansho ld yeelnaan.
yeelo 1. Hanti ama wax kale lahaan. 2. Ku y.: dayn cid ku lahaan. 3. U y.: wax aad u danayn. 4. Kab iwm suun u samaysasho.
yeelsii Cid arrin ama wax kale oggolaysiin.
yeelsiin eeg yeelsii.
yeelyeel Is y.: qof wax uusan ahayn iska dhigid.
yeelyeelad ld yeelyeelasho.
yeelyeelasho eeg yeelyeelo. ld yeel-yeelad.
yeelyeelid eeg yeelyeel.
yeelyeelo Cir in uu da'o u diyaar garoobid.
yeer1 Dhawaaq; cod. yeer2 1. U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo. 2. Nafley dha-waaqid. yeerasho eeg yeero.
yeeri 1. Qalab muusiko ka dhawaajin. 2. U y.: cid wax ay qorto u akhri-yid.
yeerid yeer². ld yeeris².
yeerin eeg yeeri. ld yeeris¹.
yeeris1 ld yeerin. yeeris2 ld yeerid. yeero U y.: cid wacasho.
yeersasho eeg yeerso.
yeerso Arday quraan qoranaaya aayadda uu marayo macallinka u sheegid si midda ku xigta loogu sheego.
page : 1580 of 1584
<< < 1575 1576 1577 1578 1579 1580 1581 1582 1583 1584 >