Ereyga Maanta: saawir
dhur2Biyo weel dardarid iyadoo meel kale lagu shubayo.
dhuraal1Ceel biyo yarood ah oo in qof la geliyo oo uu biyaha soo dhuro mooyee aan si kale looga cabbin.
dhuraal21. Dh. ah: ceel biyo yarood ah oo aan wadaamaha la dardari karin. 2. Dhuridda biyo weel lagu dhuro iyadoo meel kale lagu shubayo.
dhuran1Wax hadal tiro badan oo aan xikmad lahayn sheegaya noqosho (qof).
dhuran2Wax la dhuray ahaansho (biyo).
dhurashoeeg dhuro.
dhurbeJaadadka cawska mid ka mid ah.
dhurdarraysadld dhurdharraysasho.
dhurdarraysashoeeg dhurdarrayso. ld dhurdarraysad, dhurdarraysi.
dhurdarraysild dhurdarraysasho.
dhurdarraysoAayaxumo la kulmid.
dhurdarroAayaxumo.
dhurdarroobideeg dhurdarrow.
dhurdarrowQof aayaxumo la kulmay noqosho.
dhurdeCayayaan sida gelmiga u yaryar oo surta sameeya.
dhure1. Fandhaal weyn. 2. Weel kasta oo wax lagu dhuro.
dhurgumideeg dhurgun².
dhurgun1Diismidda meel jirka ka mid ah oo barartay diisanta.
dhurgun2Meel jirka ka mid ah oo baratay diismid.
dhurgunsanWax dhurgun haya ahaansho (jir).
dhurgunsanaaneeg dhurgunsan. ld durgunsanaansho.
dhurgunsanaanshold dhurgunsanaan.
dhurideeg dhur².
dhurmideeg dhuran¹.
dhurnaaneeg dhuran². ld dhurnaansho.
dhurnaanshold dhurnaan.
dhuro1. (f.g) Hoore weel ku shubasho iyadoo weel yar la dardarayo. 2. (f.mg) U dh.: dhaqan ama dabeecad ciddiisu hidde u lahayd la soo bixid.
dhuroobideeg dhurow².
dhurow11. Liibaan; khayr. 2. ld dhuroobid.
dhurow2Liibaan, taran, khayr iwm helid (qof).
<< < 156 157 158 159 160 161 162 163 164 165 166 > >>