Ereyga Maanta: ebyan
dhurruurBiyo calawsan kala miirid.
dhursugKa dh.: faa'iido dambe ama aayatiin wanaagsan ka dhowrid.
dhursugideeg dhursug.
dhururild dhururuq.
dhururuqKumi toban meelood loo qeybiyey mid ka mid ah; senti. ld dhururi.
dhurwaaDugaag yeyda wax xoogaa ka weyn, xoolaha laaya, ilko adag oo lafaha burburiya leh oo labada lugood ee dambe u gaaban.
dhurwaayoMaro midabkeedu isugu jiro madow iyo caddaan oo aalaa danyartu qaadato.
dhusaasCiddood (ugaar), ka weyn sagaaradana, eeladana ka yar.
dhusinraac(baay.) Koridda xubno ka tirsan geedka iyaga oo ka jawaabaya cuf-isjiidadka.
dhusundhus(dhusundhus, m.dh) Geed-quwaax leh dheecaan dufan leh oo urtiisu sida gaaska tahay. ld dhudhus.
dhusuqUskag; wasakh.
dhutiNafley addimada mid ka mid ah wax ka qabta si aan isu miisaaneyn u socosho. ld dhiti².
dhutineeg dhuti. ld dhitin, dhitis, dhutis.
dhutisld dhutin.
dhuuHarag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld dhugi.
dhuub11. Daliig mayrax ama xaskul ah. 2. Laa barshin oo caw ah oo isku xiran. 3. Sacab muggiis oo badar, sonkor iwm ah. 4. Mid ka mid ah ubaxa docihiisa.
dhuub2Dhenged.
dhuub3Wax baaxaddiisa yaryar.
dhuubaanMiro bisil oo engegan.
dhuubadld dhuubasho.
dhuubanWax baaxaddiisa la yareeyey ahaansho.
dhuubaneJaad kalluunka ka mid ah.
dhuubashoeeg dhuubo. ld dhuubad.
dhuubideeg dhuub².
dhuubnaaneeg dhuuban. ld dhuubnaansho, dhuubni.
dhuubnaanshoeeg dhuubnow. ld dhuubnaan.
dhuubnild dhuubnaan.
dhuubnow1. Wax dhuuban noqosho. 2. Wax caato ah noqosho.
dhuubo1. Noqosho wax dhuuban. 2. Noqosho wax caato ah.
dhuudhi1. Dixiri dadka ka gala cagaha oo ka dhasha meelaha muddo dheer la degganaa. 2. Xanuun jirka saaqa marka dab, nabar iwm gaaraan.
<< < 157 158 159 160 161 162 163 164 165 166 167 > >>