Ereyga Maanta: xammis
dibindaabyeyneeg dibindaabyee.
dibindaabyo1. Waxyeello. 2. Khayaano.
dibirDhul ciid adag, dhano ah oo aan geedo badan lahayn; dhooddi.
dibir1Legdin dhulka si xoog leh laysugu dhufto. ld dibirrooti¹.
dibirrooti1ld dibir.
dibirrooti2Legdin si xoog leh dhulka qof ugu dhufasho.
dibirrootiyideeg dibirrooti².
dibiyeeAwr si dibiyo ah u rarid.
dibiyeyneeg dibiyee.
dibiyeysanWax si dibaya ah u raran ahaansho (rati).
dibiyeysnaaneeg dibiyeysan. ld dibiyeysnaansho.
dibiyeysnaanshold dibiyeysnaan.
dibiyoD. ah: rar aan kabaallo lahayn oo awr saaran.
dibjir11. Qof sabool ah oo aan hoy uu u hoydo lahayn. 2. Kuray geela ilaaliya.
dibjir2Habeen dhan qadid.
dibjirideeg dibjir².
dibjirnimoDibjir ahaansho.
dibjiryoQatooyada habeen dhan la qado.
dibkabe(nax.) Lifaaq kagu dhejiyo sal magac ama fal dhammaadkiisa, yacnii dhiniciisa midig. Tus. “Dukaanle baa illinka furay”.
dibkannaaxld dabakannaax.
dibkannaaxidld dabakannaaxid.
dibla'aan1. Dib la'aanshada. 2. (fk) Si fudud u ah.
dibladld dublo.
diblold dublo.
diblomaasiHawlwadeen siyaasi ah oo ugu qaybsan dalkiisa xiriir dalal shisheeye.
diblomaasiyad(siyaa.) Xirribta iyo siyaasad wanaagga lagu maamulo xiriirka ka dhexeeya dawladaha.
dibqalloocBahal yar oo caarada la bah ah oo ku nool dalalka kulaylaha ah. Wuxuu leeyahay lix lugood iyo labaciddiyood oo sida birqaabka wax u qabta iyo dabodheer oo xubno leh oo kor u qaroofan oo ku dhamaata caarad daloosha oo wax mudda oo uu waabaayada ka dhiijiyo; qaniinyadiisu waa xanuun badantahay, kolkolna waa loo dhintaa. ld dabaqallooc.
dibriCid dibir ku dhufasho.
dibrineeg dibri.
dibtaagld dabataag.
<< < 164 165 166 167 168 169 170 171 172 173 174 > >>