Ereyga Maanta: jaw
diimmoonaaneeg diimmoon. ld diimmoonaansho, diimooni.
diimmoonaanshold diimmoonaan.
diimmoonild diimmoonaan.
diin1Nooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo ku dahaaran afar lugood iyo qoor dheer oo aan dhogor lahayn; diindiin. ld diindiin.
diin21. Caqiido cid ku xiraysa awood ka sarraysa oo ay aaminsantahay in ay wax yeeli karto, waxna u tari karto. 2. Qawaaniin Eebbe u soo dejiyey dadka dunida ku nool si ay waxa wanaagsan u falaan, waxa xunna uga reebtoomaan. 3. Quraan.
diin31. Ku d.: qof wax la yaab leh oo aanu hore u arki jirin qaadan waayid. 2. Ku d.: wax araggooda waayid.
diin-fedeysi(fals.) Hab koox bulsheed, ama waxbarasho, oo aaminsan in aanay iintu qeyb ka ciyaari karin mushkiladaha iyo dhacdooyinka nolosha.
diin-fidiye(dii.) Qof kiristaan ah oo loo soo diray waddan shisheeye si uu u baro kirishtaanimada.
diinceelaadld diimbiyood.
diindarroSi xun ugu dhaqmidda diin si xun loogu dhaqmo.
diindiimideeg diindiinĀ².
diindiinld diinĀ¹.
diindiin1D. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.
diindiin2Si sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).
diinla'aanDiinlaawe ahaansho. ld diinli'i.
diinlaawe1. Qof aan diin aaminsanayn. 2. Qof aan akhlaaq wanaagsan lahayn.
diinleyGoggaaleysi.
diinli'ild diinla'aan.
diinta Budhiismaha(dii.) Diinta ay dadka qaarkood aaminsanyihiin inay ku barayso sida aad isaga baabbi'in lahayd murugta, waxaana lagaga dhaqmaa Aasiyada bari, iyo Aasiyada dhexe.
diiq11. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar oo gudguduudan. 3. Ciriiri. 4. D. ah: si dhib leh.
diiq21. Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qof jirran iwm. 2. Allabbari dad isu keenaan. ld diiqo.
diiq31. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysan wax ugu deeqid.
diiqadDareemidda la dareemo ciriiri ama farxad la'aan (qof).
diiqadayneeg diiqadee.
diiqadeeCid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.
diiqalyaynld diiqalyee.
diiqalyeeAayar socosho (biyo).
diiqalyeyneeg diiqalyee. ld diiqalyo.
diiqalyoBiyo aayar soconaaya. ld diiqalyeyn.
diiqayneeg diiqee.
<< < 171 172 173 174 175 176 177 178 179 180 181 > >>