diisideeg diis.
diisnaaneeg diisan. ld diisnaansho.
diisnaanshold diisnaan.
diiwaan1. Buug lagu aruuriyo maanso qof leeyahay. 2. Buug lagu qoro waxyaabo la rabo in la xasuusto.
diiwaaneeDiiwaan gelin, ku qorid.
diiwaaneyneeg diiwaanee.
diiwaangeliWax diiwaan ku qorid.
diiwaangelineeg diiwaangeli.
diiwaanhayeQof wax diiwaaniya.
diiwaanhaynMeel wax lagu diiwaaniyo; arkiifiyo. ld diiwaaniye.
diiwaaniWax diiwaan gelin.
diiwaanineeg diiwaani.
diiwaaniyeld diiwaanhaye.
dikaamideeg dikaan². ld diikaan¹ (2).
dikaan11. Dhaqdhaqaaq yar oo isdabajoog ah sida kan dhiigga xididdada xulaaya ama meel malaxi ku jirto. 2. ld dikaamid.
dikaan2Dikaan dareemid (nafley).
dikri1ld digri¹.
dikri2ld digri².
dikriyidld digriyid.
diktatoorKeligi-taliye.
diktatooriyaxukun qof kali ahi ku ammarkutaagleeyo. ld diktatooriyad.
diktatooriyadld diktatooriya.
diktatoornimodiktatoor ahaansho.
dil11. Qurgoynta nafley qurta laga gooyo. 2. Garaacid nafley la garaaco.
dil21. Nafley qurgoyn. 2. Nafley garaacid.
dilaa1. Qof ama bahal aad wax u laaya. 2. Cudur nafleyda safmar u dila. ld dile.
dilalyoDaal.
dilan11. Ilmo dhawr bilood ah oo uurka ku qoonmay. 2. Dhul mudda badan la daaqaayay oo xaalufay. 3. ld dilmid.
dilan21. Iska dhimasho; iyadoo aan la dilin, iska geryoomid. 2. Ilmo dhawr bilood ah uur ku qoonmid.
dilan31. Wax la qurgooyay ahaansho (nafley).
<< < 174 175 176 177 178 179 180 181 182 183 184 > >>