Dil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qurgoynta nafley qurta laga gooyo. 2. Garaacid nafley la garaaco.
Dil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)1. Nafley qurgoyn. 2. Nafley garaacid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dil ↴
waabari | waabariisii | raacdarreeb | baaddil | baaddilnimo | caaddil | caaddilnimo | gaade | gaado | idil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg