dillaacsashoeeg diillaacso. ld diillaacsad, diilaacsi.
dillaacsild dillacsasho.
dillaacsoWax qayb ka jeexasho.
dillaal1ld dallaal¹.
dillaal2ld dallaal².
dillaalidld dallaalid.
dillaalnimold dallaalnimo.
dillaamideeg dillaan². ld dillaan¹ (2), dullaamid, dullaan¹.
dillaamold dillaan¹, dullaamo.
dillaan11. Dhicidda wax culusi dhinac u dhaco. 2. ld dillaamid. Leexashada wax badani hal mar dhinac u wada leexdo.
dillaan21. Wax culus dhinac u dhicid. 2. Wax badan hal mar u wada leexasho. ld dullaan².
dilmideeg dilan². ld dilan¹ (3).
dilnaaneeg dilan³. ld dilnaansho.
dilnaanshold dilnaan.
dilniinld dilid.
dilqideeg diliq².
dimcad(bot.) Quraca dhallinta yar oo ulo jilicsan oo xoog badan iyo mayrax aad u cad oo wanaagsan laga helo. ld dincad.
dimmiDad masiixi ama yuhuud ah oo dalal muslin ah si nabadeed ugu noolaada.
dimoqaraadiQof ama dad dimoqaraaddiyad aaminsan ama ku dhaqma. ld dimuqaraaddi.
dimoqraadinnimoDimoqraaddi ahaansho (qof). ld dimuqraadinnimo.
dimoqraadiyadNidaam dawli ah oo taliskiisa si madax bannaani ah dadweynuhu u soo doortaan. ld dimuqraadiyad.
dimoqraadiyayneeg dimoqraadiyee. ld dimoqraadiyayn.
dimoqraadiyeeNidaam dimoqraaddi ka dhigid. ld dimuqraadiyee.
dimuqraadild dimoqraadi.
dimuqraadinnimold dimoqraadinnimo.
dimuqraadiyadld dimoqraadiyad.
dimuqraadiyeeld dimoqraadiyee.
dimuqraadiyeynld dimoqraadiyeyn.
dinaamikold daynaamiko.
dinaasDaran cusbo badan oo geelu aad u jecelyahay.
<< < 176 177 178 179 180 181 182 183 184 185 186 > >>