dood1Hadal lagu falanqaynaayo arrin lagu muransanyahay oo la rabo in laga gungaaro.
dood21. (xis.) Marka laga hadlayo loojig, waa susun hawraaro ama weedho ah oo ka bilaabanta urur qaadashooyin ah kuna dhammaata go'aan. 2. (xis.) Urur hawraaro ama weedho ah oo loo yaqaan afeef iyo hawraar lagu soo gooyay oo loo yaqaan go'aan.
dood3Arrin lagu muransanyahay oo la rabo in lagu gun gaaro ra'yi ka jeedin.
dood-cilmiyeedShir ay isugu yimaadaan aqoonyahanno oo lagu soo bandhigo afkaar cusub.
doodaaNin hadal yaqaan ah; aftahan; doode. ld doode.
dooddi11. Orod xoog leh. 2. ld dooddiyid.
dooddi2Si xoog leh u ordid; digdigleyn.
dooddiyideeg dooddi². ld doodi¹ (2).
doodeld doodaa.
doodideeg dood³. ld doodis.
doodisld doodid.
doofaarNaasley caws-kunool ah idaha la eg ka ballaaran,leh madax weyn, gano iyo dhogor yar oo hilibkiisu muslimiinta xaaraan ka yahay. ld doonfaar.
doofaaradHaweenay aad u akhlaaq xun. ld doonfaarad.
doofaarnimo1. Doofaar ahaansho. 2. Qof aad u dabci xun ahaansho. ld doonfaarnimo.
doofilD. ah: timo isdhax yaacsan oo aan muddo la shanlayn.
doog11. Caleenta iyo cawska cusub ee uu roobka soo saaro; naq; tigaad. 2. Xilli roob da'ay, dhulku cagaaranyahay dadka iyo xooluhuna baraare ku jiraan. ld doogaad.
doog21. Soo laba kacleynta uu soo laba kacleeyo nabar hore u biskooday. 2. D. ah: biyo cirka ka yimid oo weel loo hoorsaday. 3. ld daab².
doog31. Nabar hore u biskooday mar labaad soo kicid. 2. Roob da'aya weel u hoorsasho (qof).
doogaadld doog¹.
doogadld doogasho.
doogashoeeg doogo. ld doogad.
doogayneeg doogee.
doogdhabashoeeg doogdhabo.
doogdhaboMeel doog leh aadid.
doogdhawGuuridda loo guuro meel doog leh; doograac.
doogeeNafley nabar doog reeba ku dhufasho.
doogideeg doog³.
doogoMeel roob badan ku di'id.
doogoobideeg doogow.
doogowWax doog ka soo baxay noqosho (meel).
<< < 184 185 186 187 188 189 190 191 192 193 194 > >>