dowddar2Mashaqeyste aan wax lahayn noqosho (qof). ld dawdar².
dowddarideeg dowddar². ld dawdarid.
dowddarnimoDowddar ahaansho. ld dawdarnimo.
dowladld dawlad.
dowladnimold dawladnimo.
dowli11. (-iyo, m.dh) Xarig adag, dheer, oo inta wadaanta lagu xiro, ceelasha lagu shubo. 2. ld duwali (2). ld dawli¹.
dowli2Ceel dowli ku shubid. ld dawli².
dowlineeg dowli². ld dawlin, dawlis, dowlis.
dowlisld dowlin.
dowlodamiinCiyaar dhaqameed laga yaqaan degaanka Banaadir.
dowr11. Ceel biyihii ka guureen, goof, gorof. 2. (riw.) ld door. Kaalin.
dowr2Ceel biyihii ka guureen oo muddo qallallaa noqosho. ld dawr².
dowrideeg dowr². ld dawrid.
dowsarCayayaan yaryar oo geedaha iyo looxaanta daloosha oo cuna; xar.
doxoreQof hadal badan, oo aan xikmad lahayn.
dueeg duw.
dub11. Maqaar, harag iwm. 2. Qolof adag oo ay dusha ku yeeshaan geedaha ama miraha qaarkood.
dub2ld dib¹.
dub3(c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee aragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waad.ka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumaha dhiiggu, (dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo narinnada dhididka.
dub4Hilib iwm dab ku solid.
dub-sare(c.nafl.) Sooloji ahaan lakabka ugu sareeya ee unugyada jidhka xayawaanka.
dub-soohdin(fiis.) Lakab khafiif ah ee dareere oo ku samaysan oogada walax adke ah, taas oo dareeraha uu lakabku ka samaysanyahay uu socdo. Xoogga qalaad isjiidadka ayaa sababa in molikiyuulada dareeraha ee ugu dhow adkuhu ayna dhaqaaqin oo ay taagnaadaan, marka loo eego dareeraha ay ka midka ahaayeen.
dubaaladTidic dun ah oo la geliyo feynuusta, matramakiska, fadiisha iwm oo marka la shido iftiin iyo olol bixiso; liifad.
dubaaleld dube.
dubaaqGaraad, maskax, xis. ld dibaaq.
dubaaqayneeg dubaaqee.
dubaaqeeCid dubaaqo gaarsiin.
dubaaqoNabar weyn oo jirka gaaray.
dubaaradDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac ka wada cad, ama dhibco is la eg ku leh; habar.
dubaaxld daabax¹.
<< < 190 191 192 193 194 195 196 197 198 199 200 > >>