afartanbixid eeg afartanbax². ld afartambax¹, afartambixid, afartanbax¹.
afartanbixin eeg afartanbixi. ld afartambixin.
afartaneeye Tiro qiyaas ahaan afartan u dhow. ld afartameeye, afartameeyo.
afayn eeg afee. ld afays.
afays ld afayn.
afaysan (1) Wax af leh noqosho.
afaysan (2) Wax af leh ahaansho.
afaysasho eeg afayso.
afaysmid eeg afaysan¹.
afaysnaan eeg afaysan². ld afaysnaansho.
afaysnaansho ld afaysnaan.
afayso Qalab wax lagu gooyo, af u yeelasho.
afbadan Wax afaysan ahaansho (qalab wax lagu gooyo).
afbadnaan eeg afbadan. ld afbadnaansho.
afbadnaansho ld afbadnaan.
afbar Ilmo yar sida loo hadlo barid.
afbarad Ilmo yar oo ku jira marxaladdii hadal barashada.
afbarasho eeg afbaro.
afbarid eeg afbar.
afbaro Ilmo yar, sida loo hadlo barasho.
afbax (1) ld afbixid.
afbax (2) U a.: qof wax sirtooda si daacadnimo ah ugu sheegid.
afbeel (1) ld afbeelid.
afbeel (2) Wax aan wax goyn karin noqosho (qalab af leh).
afbeelid eeg afbeel². ld afbeel¹.
afbilaabasho eeg afbilaabo.
afbilaabo Qof afbilaw cunid.
afbilaw Cuntada ugu horreysa ee subaxdii la cuno; quraac.
afbixid eeg afbax². ld afbax¹.
afbuur (1) ld afbuurid.
<< < 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 > >>