catajab (2) ld cashatab².
catajabid ld cashatebid.
catajebi ld cashatab².
catajebin ld cashatebid.
catajebis ld cashatebid.
catar Hoore udgoon, la isku carfiyo oo aalkolo lahayn, oo ka kooban saliid iyo waxyaabo kale. ld cadar (3).
catatab (1) ld cantatab¹.
catatab (2) ld cantatab².
catatabid ld cantatabid.
catatar (1) C. ah: qandho kulul.
catatar (2) Qandho kulul oo haysa awgeed la jarayn.
catatarid eeg catatar².
catiir (1) 1. Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah. 2. ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.
catiir (2) 1. Sariir catiir ku samayn. 2. Xarig caw ka samayn.
catiiran Wax la catiiray ahaansho (sariir).
catiirid eeg catiir². ld catiiris.
catiiris eeg catiir². ld catiirid.
catiirnaan eeg catiiran. ld catiirnaansho.
catiirnaansho ld catiirnaan.
catir (1) Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.
catir (2) Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir², catiree.
catiran Weel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan.
catirayn ld catirid.
catiree ld catir².
catireysan ld catiran.
catireysnaan ld catirnaan.
catireysnaansho ld catirnaan.
catirid eeg catir². ld catirayn, cartirid.
catirnaan eeg catiran. ld cartirnaan, cartirnaansho, catireysnaan, catireysn
catirnaansho ld catirnaan.
<< < 229 230 231 232 233 234 235 236 237 238 239 > >>