Ereyga Maanta: qurdan
ciiqsanaansho ld ceegsanaan.
ciir (1) 1. Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca. 2. ld ciirid.
ciir (2) Caano subaggii laga baxshay oo dhanaan.
ciir (3) Wax miisaankiisa dhan u iilasho.
ciiraciiro ld carceero.
ciirad Ciil.
ciirayn eeg ciiree.
ciiraysan Wax ciiro qarisay ahaansho.
ciiraysasho eeg ciirayso.
ciiraysnaan eeg ciiraysan. ld ciiraysnaansho.
ciiraysnaansho ld ciiraysnaan.
ciirayso 1. Wax ciiro yeelasho. 2. Cid, ciir doonasho.
ciirciir 1. Sabbayn; daandaamid; dheeldheelid. 2. Gaasirid, isdhimid.
ciirciirid eeg ciirciir.
ciiree Wax ciiro u yeelid.
ciirid eeg ciir³. ld ciir¹ (2).
ciiro (1) 1. Midabka ciiryaamada; wixii kaloo midabkaas yeesha (habaas badan oo dabayli kiciso, qiiq iwm). 2. Boor ay dabayl kicisay.
ciiro (2) (c.cimi) Cuf saxarro yaryar oo boor ah, qiiq iwm kuwaas oo qariya gibilka ilaa iyo meel u dhaw dhulka dushiisa, taas oo keenta in uu yaraado araggu ilaa iyo 2 Km. meel ka hooseysa marka laga soo cabbiro dhulka dushiisa, laakiin 1 Km. ka hoos ciiradu kama jirto.
ciirsad ld ciirsasho.
ciirsan Wax awood yari dartii la liicay ahaansho.
ciirsanaan eeg ciirsan. ld ciirsanaansho.
ciirsanaansho ld ciirsanaan.
ciirsasho eeg ciirso. ld ciirsad, ciirsi (2).
ciirsi 1. Taageero. 2. ld ciirsasho.
ciirsila' Meel cidla'ah oo aan wax la miciinsado joogin.
ciirsila'aan eeg ciirsila'. ld ciirsila'aansho.
ciirsila'aansho ld ciirsila'aan.
ciirso Cid kaalmo weyddiisasho.
ciiryaamo ld ceeryaan¹.
ciiryaan ld ceeryaan¹.
<< < 246 247 248 249 250 251 252 253 254 255 256 > >>