Ereyga Maanta: shirbin
daba-ka-eri Nooc ciyaarta turubka ka mid ah oo lagu ciyaaro afar turub oo isku jira, oo ay ciyaarto afar qof oo ay lababa isku jaal tahay.
daba-ordid eeg daba-orod.
daba-orod Qof raacdayn.
dabaadi 1. Xilli, intiisa ugu dambeysa. Tus. “Gu'ga dabaadigiisa baa geelu dhalay”. 2. D. ah: neef had iyo jeer xoolaha gadaashooda socda; haraa.
dabaakh (1) Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.
dabaakh (2) Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².
dabaakhad 1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld dabaaqad.
dabaakhid eeg dabaakh². ld dabaaqid, dibaakhid.
dabaal Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal².
dabaalad ld dabaalasho.
dabaalasho eeg dabaalo. ld dabaalad, dabbaalad, dabbaalasho.
dabaali Wax biyo dabaal kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali, dabbaalsii.
dabaalin eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.
dabaaljoog Nooc dabaasha ka mid ah oo qofka dabaalanaya la moodo inuu taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto, dabbaaljoog.
dabaaljoogle ld dabaaljoog.
dabaaljooglee Dabaaljoogle samayn. ld dabaaljoogtee, dabbaaljooglee, dabbaaljoogtee.
dabaaljoogleyn eeg dabaaljooglee. ld dabaajoogteyn, dabbaaljoogleyn, dabbaaljoogteyn.
dabaaljoogtee ld dabaaljooglee.
dabaaljoogteyn ld dabaaljoogleyn.
dabaaljoogto ld dabaaljoog.
dabaalo Dabaal samayn. ld dabbaalo.
dabaalsii ld dabaali.
dabaalsiin ld dabaalin.
dabaan ld damaan.
dabaaq (1) ld dabaakh¹.
dabaaq (2) ld dabaakh².
dabaaqad ld dabaakhad.
dabaaqid ld dabaakhid.
dabaax (1) ld daabax¹.
dabaax (2) ld daabax².
<< < 284 285 286 287 288 289 290 291 292 293 294 > >>