ganjabsanaan eeg ganjabsan. ld ganjabsanaansh.
ganjabsanaansho ld ganjabnaa.
ganjidh-tarmeed (c.nafl.) Organno had iyo jeer lammaane ah oo laga helo xayawaanka, kuwaas oo soo saara gaameyty.
ganley (c.nafl) Dir ka mid ah faylam hoosaadka siliyofaara; xubnaha dirkana noloshooda oo dhan waxay leeyihiin ga.
gannaan eeg ganan. ld gannaansho, gennaan, gennaansh.
gannaansho ld gannaa.
gannad1 1. Cayayaan u eg gendiga oo xoolaha dhiigga ka nuugta ayadoo geela ku reebta cudurka dhukaanka. 2. Caatoobidda xoolaha siiba geela marka dhukaanka ku dhaco ama abaari hesho; jaynaf. 3. ld gannadi. gannad2 Nafley kacsan ahaansh. gannadid eeg gannad². ld gannad¹ (3.
ganniin ld gani.
gano Ugaar fallaar ku dhufsasho. ld gen.
gansasho ld gensash.
ganso ld gens.
gantaal1 1. Wax la ganay oo fallaar iwm. 2. Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal. gantaal2 ld gantaali. gantaal3 Gantaal gani. gantafaruur ld docfaruur.
gantafaruurid ld docfaruuri.
gantoob1 1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa. 2. Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob. gantoob2 Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob. gantooban Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooba.
gantoobid eeg gantoob². ld gandoobi.
gantoobnaan eeg gantooban. ld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansh.
gantoobnaansho ld gantoobnaa.
ganuun 1. Haruub yar oo xoolaha lagu maalo (ari). 2. Ceel, meel salkiisa ka mid ah oo biyo ka soo maaxdaa.
ganuuni Haan, dhiil iwm haruub ku dabooli.
ganuunin eeg ganuuni. ld ganuuni.
ganuunis ld ganuuni.
ganuunsan Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm.
ganuunsanaan eeg ganuunsan. ld ganuunsanaansh.
page : 33 of 102
<< < 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 > >>