kawaweerid ld kabawaarid.
kawaweeris ld kabawaarid.
kawaweero ld kabawaarid.
kawdiid1 ld kuududid. kawdiid2 ld kuudud². kawdiidi ld kuududi.
kawdiidid ld kuududid.
kawdiidin ld kuududin.
kawir1 1. Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan. 2. Meel u weecashada dooni ama markab. kawir2 Doonni ama markab meel u leexin. kawirasho eeg kawiro.
kawirid eeg kawir².
kawiro Haweeney kawir marsasho ama habka kawirka u firasho.
kawkab1 Dhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid. kawkab2 Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid. kawkabid eeg kawkab². ld kawkab¹.
kawl1 ld shawl¹; shawlid. kawl2 Hilib dufan ku shiilid. ld shawl². kawlid eeg kawl². ld shawlid.
kawrax1 Wax qoyan oo aan si aad ah u engegin. kawrax2 In yar engegid. kawrixi Si tartiib ah u engejin.
kawrixid eeg kawrax².
kawrixin eeg kawrixi. ld kawrixis.
kawrixis ld kawrixin.
kawtamid eeg kawtan².
kawtan1 Cayaar quruurux lagu cayaaro oo jaadad badan u sii kala baxbaxda; shamako. kawtan2 Kaw-tan ciyaarid. kax Meel bannaan oo aan lahayn geedo dhaadheer, caws iyo nagaarse leh.
kaxaan Roobka ugu horreeya ee dayrta da'a.
page : 33 of 73
<< < 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 > >>