Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: salladan
aaladeysan1. Wax la qalabeeyay ahaansho. 2. Wax la qurxiyay ahaansho. 3. Wax la hubeeyay ahaansho (ciidan).
aaladeysnaaneeg ±aladeysan. ld aaladeysnaansho.
aaladeysnaanshold ±aladeysnaan.
aaleGeed lugtool ahaan u baxa, sida qasabka, galleyda, maseggada, qaysaraanta iwm.
aalkolDareere aan midab lahayn oo dabka qabsan og, boogahana lagu dhaqo. ld aalkolo.
aalkolold aalkol.
aallideeg aal². ld oollid.
aaloLo'da inteeda aan weli gaarin da'dii ay rimi ama wax rimin lahayd.
aamanuuWaqti hore oo aad u fog.
aameel1. Weel qori ka samaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyo geela lagu maalo; haruub; doobi. 2. Wixii waxay arkaan iska raacaan.
aamiinld aammiin.
aamiinsadld aamiinsasho.
aamiinsashold aammiinsasho.
aamiinsild aammiinsasho.
aamiinsold aammiinso.
aamm aammiinsoAaammiin dhihid. ld aamiinso.
aammiinErey la yiraahdo marka la duceysto kaddib, oo ujeeddadiisu tahay in Ilaah aqbalo ducada. ld aamiin.
aammiinsadld aammiinsasho.
aammiinsashoeeg aamminso. ld aamiinsad, aamiinsasho, aamiinsi, aammiinsad.
aammin11. Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof). 2. Nabad ah; aan cabsi lahayn (meel).
aammin21. Cid kalsooni ku qabid. 2. Ku aa.: cid si kalsooni leh wax ugu dhiibasho.
aamminaadld aamminid.
aamminbaxKa aa.: qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin.
aamminbixideeg aamminbax.
aammindarreysadld aammindarreysasho.
aammindarreysashold aammindarreysad, aammindarreysi.
aammindarreysild aammindarreysasho.
aammindarreysoKa aa.: cid ka aamminbixid.
aammindarroKalsooni la'aan.
aamminideeg aammin².
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>

 

Exit mobile version