Qaamuuska Erey bixinta Maxkamadaha Mareykanka

BAILIFFSarkaalka Maxkamadda
BANKRUPTCYKicid; Masaluf
BENCHKursiga (Maxkamadda ama Xaakimka)
BEYOND A REASONABLE DOUBTShaki la’aan | Shaki la’an
BIASEexasho
BODY ATTACHMENTXubnaha jirka
BONDCuraar
BOOKEDLa xiray
BOOKINGXiritaan
BOOKMAKINGDiyaarinta khamaarka
BRANDISHING A WEAPONLa haliil hub
BREAKING AND ENTERINGJabsasho iyo gelid
BREATHALIZERHeerbeegaha khamradda/alkaladda
BRIBELaaluush
BRIEFGuudmar; Soo koobid
BURDEN OF PROOFCuleyska caddeynta
BURGLARYJabsasho Gurri
CALENDARJadwalka Maxkamadda
CAPITAL CASEKiis qisaaseed
CAPITAL PUNISHMENTCiqaab qisaas ah
CASEKiis
CERTIFIEDLa sharciyey; la ogolaaday
CHAIN OF CUSTODYSugidda cadeymaha
CHALLENGEErin, Ka erin
CHALLENGE FOR CAUSEErin sabab leh
CHAMBERSXafiiska Garsooraha/xaakimka/qaadiga
CHARGEKu oogid Dambi
CHILD MOLESTATIONFaraxumayn ilmo
CHILD SUPPORTMasruufka ilmaha
CIRCUMSTANCES, AGGRAVATINGXaalad, dembiga culeys ku kordhineysa; Xaalad, Culeysinaysa Dembiga
CIRCUMSTANCES, MITIGATINGXaalad, dembiga khafiifineysa/fududaynaysa
CIRCUMSTANTIAL EVIDENCEMarkhaatifur, ugu dhowaansho
CITATIONEedayn ka timid sarkaal boolis ah
CIVIL ACTIONDacwo madani ah
CLAIMnoun: Sheegasho; Xaqsheegasho; Qaanabid;Qaansheegasho. | verb: Sheego; qaansheego; qaanab
CLERKKaraani Maxkamadeed
CLOSING STATEMENTWeedha xiritaanka
COLLATERALRahamaad, curaar, muhim aheyn, kabe
COMMISSIONERGudoonwade
COMMITto perpetrate: Fal dambi; samay dambi | to institutionalize: Ku wareeji; ku xarey; ku xir
COMMITMENTKu wareejin; Ku xareyn;
COMMUNITY PROPERTYHantida Qoyska
COMPETENTAwood xirfad leh;
COMPLAINTDacwo; Ashtako
COMPLYU hogaansan (amarka maxkamadda); Yeelidda;Adeecid
COMPOSITE DRAWINGSawir Qiyaas ah
CONCEALED WEAPONHub Qarsoon
CONCURRENT SENTENCEMuddo Xiritaan is barbar socota
CONFESSIONQiraal; Qirasho
CONFIDENTIAL INFORMANTJaajuus, Qarsoodi
« 1 2 3 4 5 6 7 »

2 Comments

Leave a Reply