Ereyga Maanta: hirqad
e1  (e') Xarafka shanaad ee alifka soomaaliga, kana mid ah shaqallada. e2  (-e) ld ee¹. ebed  ld abad.
eber  1. Tiro xisaabeed oo marka ay kaligeed tahay aan macne lahayn, laakiin marka tiradu midig ka raacdo toban ku dhufata. 2. Barta kala barta toganaha iyo tabanaha xisaabta. 3. E. ah: wax ama meel maran.
eber sugan  Heerkulka ugu hooseeya ee aragti ahaan suurtagala. Waa heerkulka tamar socodka molikiyuulada iyo atamadu uu ugu hooseyo, wuxuuna u dhigmaa - 273.15 C ama -459.67 F.
ebi1  m.dh ld ibi. ebi2  Hawl hore loo billaabay ama qabyo ahayd dhammaystirid. ebinefiriin  Hormoon uu soo daayo medullaha qanjidh kelyoodku, kaas oo kordhiya garacaa wadnaha, kor u qaada awoodda iyo dheeraynta dhaqdhaqaaqa muruqyada iyo kordhinta dhaqsaha iyo qotada neefsiga, si uu ugu diyaariyo jidhka cabsi, orod ama dagaal. Waxa kale oo uu joojiyaa dheefshiidka iyo qashinsaarka.
ebtelee  ld ibtilee.
ebteleyn  ld ibtileyn.
ebteleysan  ld ibtileysan.
ebteleysnaan  ld ibtileysnaan.
ebteleysnaansho  ld ibtileysnaan.
ebtelo  ld ibtilo.
ebteloobid  ld ibtiloobid.
ebtelow  ld ibtilow.
ebtilee  ld ibtilee.
ebtileyn  ld ibtileyn.
ebtilo  ld ibtilo.
ebyamid  eeg ebyan¹. ld ebyoomid.
ebyan1  Wax la dhammaystiray noqosho. ld ebyoon¹. ebyan2  Wax la dhammaystiray ahaansho. ld ebyoon². ebyanaan  eeg ebyan². ld ebyanaansho, ebyoonaan, ebyoonaansho.
ebyanaansho  ld ebyanaan.
ebyid  eeg ebi².
ebyoomid  ld ebyamid.
ebyoon1  ld ebyan¹. ebyoon2  ld ebyan². ebyoonaan  ld ebyanaan.
ebyoonaansho  ld ebyanaan.
page : 1 of 9
1 2 3 4 5 6 > >>