Ereyga Maanta: dabaylwac
g(ga') Xarafka toddobaad ee xuruufta afka soomaliga, ahna shibbane.
gaabQof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.
gaabanWax aan joog dheer lahayn ahaansho.
gaabbaguul1U habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.
gaabbaguul2Meel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.
gaabbaguulideeg gaabbaguul².
gaabbayneeg gaabbee.
gaabbeeAayar socosho.
gaabi1Qiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.
gaabi21. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (f.mg) Aayar u socosho.
gaabineeg gaabi². ld gaabis
gaabis1. Gaabis ah: socod yaraan. 2. ld gaabin.
gaabnaaneeg gaaban. ld gaabnaansho, gaabni.
gaabnaanshold gaabnaan.
gaabnild gaabnaan.
gaabsadld gaabsasho.
gaabsashoeeg gaabso. ld gaabsad.
gaabshowGaabshow ah: nafley aayar u socota oo aan dheerayn.
gaabsiGalmo aan xalaal ahayn.
gaabso1. (f.g) Wax dheer, wax gaaban ka dhigasho. 2. (f.mg) Codka gaabso: cod hoos u dhigid. 3. (f.mg) Ka gaabso: wax ka tanaasulid.
gaaci1. Qof dagaal ku jira ul iwm u taagid. 2. Dareera xoog meel ugu shubid.
gaacineeg gaaci. ld gaacis.
gaacisld gaacin.
gaad11. Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka. 2. Ul gaaban oo xooggan.
gaad2Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
gaadaamiAwr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u kicin.
gaadaamideeg gaadaan².
gaadaamineeg gaadaami. ld gaadaamis.
gaadaamisld gaadaamin.
gaadaan1Qarqarsi.
1 2 3 4 5 6 > >>