Ereyga Maanta: qawadid
gaafootan2  Wax ku kaltamid. gaafwareeg1  1. ld gaafmeerid. 2. Cidlada oo lagu ambado. gaafwareeg2  1. ld gaafmeer 2. Ku g.: meel ku agwareegid. 2. Cidla wareegid. gaafwareegid  eeg gaafwareeg². ld gaafmeerid.
gaag  Wax aan tira badnayn.
gaagax1  ld gaaggax¹. gaagax2  ld gaaggax². gaagaxsan  ld gaaggaxsan.
gaagaxsanaan  ld gaaggaxsanaan.
gaagaxsanaansho  ld gaaggax-sanaan.
gaaggax1  1. Marka neef godlani wax gansado (qoonsado) oo caanuhu ku cararaan; godolnaqsi. 2. ld gaaggixid. gaaggax2  Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax². gaaggaxsan  Xoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan.
gaaggaxsanaan  eeg gaaggaxsan. ld gaagaxsanaan, gaagaxsanaansho, gaaggaxsanaansho.
gaaggaxsanaansho  ld gaaggax- sanaan.
gaaggixi  Neef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku samayn.
gaaggixid  eeg gaaggax². ld gaagax¹, gaaggax¹, gaagixid.
gaaggixin  eeg gaaggixi. ld gaaggixis, gaagixin, gaagixis.
gaaggixis  ld gaaggixin.
gaaggur  Godka shinnida malabka ku kaydsato.
gaagixi  ld gaaggixi.
gaagixid  ld gaaggixid.
gaagixin  ld gaaggixin.
gaagixis  ld gaaggixin.
gaagurre  Inan ku jira da'dii uu qaadan lahaa tababbar ciidan.
gaahi  Meel aan naq lahayn, oomanana ah oo aan cidi joogin. ld gahayr¹ (4).
gaahiir1  ld Gaahi; gahayr. gaahiir2  Gahayr noqosho (miro). gaahiirid  eeg gaahiir².
gaajabbeel1  Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel¹.
page : 4 of 102
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>