Ereyga Maanta: qawadid
tabbicid  eeg tabbac². ld tabbac¹.
tabcaan  T. ah: qof daal ama xanuun la liita. ld tacbaan.
tabcayn  eeg tabcee.
tabcee  Cid tabco ku qabasho.
tabcid  ld tacbid.
tabco  Hab laba qof oo legdamaya mid midka kale lugtiisa ku maro.
tabee  Wax xeeladayn.
tabeeye  (riw.) Qof hawshiisu tahay muuqdoorinta jilaha masraxa ama filimka.
tabiino  Wax tar hiil iyo hooba leh. ld tamiino, tammiin, tammiino.
tabis  ld dabis.
tabkac1  ld tabkicid. tabkac2  Dhibaato ka gudbid. tabkicid  eeg tabkac². ld tabkac¹.
tabnaan  eeg taban. ld tabnaansho.
tabnaansho  ld tabnaan.
tabo  1. Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho. 2. Dhacdo godob ka tirsasho.
tabsan  Sac ama qaalin lo'aad wax boodid u baahan ahaansho.
tabsanaan  eeg tabsan. ld tabsanaansho.
tabsanaansho  ld tabsanaan.
tacaal1  ld tacaalid. tacaal2  La t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid. tacaalid  eeg tacaal². ld tacaal¹.
tacab1  1. Hantida xoogsiga ku timaadda. 2. Hawl; xoogsi; shaqo. 3. ld tacdbid. tacab2  1. (f.g) Beer dalag ka soo saarid. 2. (f.g) Hawl faa'iido ka helid. 3. (f.mg) Ku t.: qof maalgelin si noloshiisa loo hagaajiyo. ld tabac². tacabbir  1. Dal kale u dhoofid si shaqo looga helo. 2. Haajir.
tacabbirid  eeg tacabbir.
tacabkhasaaro  Dadaal miro dhalin la'aan.
tacabkordhin  Wax soo saarka oo la badiyo.
tacabla'aan  Shaqo la'aan.
tacablaawe  Qof ma shaqayste ah.
page : 9 of 60
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>