tabantaabo ld tabantaabin.
tabar Xoog; itaal. ld tabaro, tamar, tamaro.
tabaraysad ld tabaraysasho.
tabaraysasho eeg tabarayso. ld tabaraysad.
tabarayso Tabar yeelasho.
tabardarrayn eeg tabardarree.
tabardarree Itaal yaro dareemid.
tabargab1 ld tabargabid. tabargab2 Wax tabar beelid. tabargabid eeg tabargab². ld tabar-gab¹.
tabargal1 ld tabargelid. tabargal2 Qof ciidamin kara noqosho. tabargelid eeg tabargal². ld tabargal¹.
tabaro ld tabar.
tabarruc1 Ururin lacag iwm oo cid lagu kaalmaynayo. tabarruc2 Ku t: cid wax ku deeqid. tabarrucid eeg tabarruc².
tabaryar Cid aan tabar lahayn ahaansho.
tabaryaraan eeg tabaryar. ld tabaryaraansho, tabaryari.
tabaryaraansho ld tabaryaraan.
tabaryari ld tabaryaraan.
tabasho eeg tabo.
tabatabbo Weel baaquli u eg oo ka samaysan argeeg, dushana aleel looga sharxay oo subagga, oodkaca iwm lagu shubto.
tabaxsasho eeg tabaxso.
tabaxso Qun yar socosho.
tabayn eeg tabee. ld tabays.
tabays ld tabayn.
tabbac1 ld tabbicid. tabbac2 Ku t.: cid deeq weyn siin. tabbeello Loox weyn oo qoraallo ama sawirro macno gaar ah samaynaya lagu muujiyo.
page : 8 of 60
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>