Category: muuqaal
cilmi
Jidhka bini’aadanku wuxuu u baahanyahay oomato uu ku tamariyo ; sidaas oo kale caqliguna waxa lagama maarmaan ah in uu helo quud iyo dheef uu ku shaqeeyo; waana fikir-ka. …
muuqaal
AFKA HOOYO, HANAD LA HARGADAY! Walow Gumaystuhu na kala dhantaalay, qolo walbana uu qool gaar ah ku xiray, walow aan ku heshiin waynay deegaankii balaarnaa ee barwaaqada iyo baraaruhu …
muuqaal
Si joogto ah waxaa loogu faanaa ummad ahaan in la wadaago af keli ah. Waxaa kal oo lagu faanaa af soomaaligu in uu ka mid yahay afafka ugu waaweyn …
muuqaal
Erayada Cusub –————————— Macnaha ay ula jeedaan 1. Igu lambari–—————————-I bar qof kale. 2. Waa Baska dambe –——————Waan iska dayay. 3. Waan ka lushaa ———————–Waan jecelahay. 4. Cid kale, …
muuqaal
Hor-dhac guud Afka Soomaaligu waa mid ka mid ah afafka ku bohoobay afafka kushitiga ee dhul hoosaadka bari (Low land east Cushitic), waa mid ka mid ah afafka kushitiga, …
muuqaal
Waa sallaamantihiin dhammaan aqyaarta u Heelan Afka Hooyo. Runtii waxaa dhacay wax-yaalo baddan oo inoo geystay dhaawac aan la qisaaysi karin-taasi oo ah in aynu Afkeenii Hooyo ee Hoddonka …
murti
Xuska Maalinta Afka Hooyo oo laga xusay meelo badan gudaha iyo dibada dalka ah.
muuqaal
Bissmillahi Wassallatu Wassalla Mucallaa Rasuullilahi. Assalamu.calleykum warah matullahi wabarakatu: Madoonayo inan falan qayn ku sameeyo luqadda Af Somaliga waayo waxaay leedahay Khabiiro aqoonyahana oo Aniga xeeldheer waxaanse doonaya inan …