caabbi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caabbiyid.
  2. 1. Adakayn, xajin. 2. Iska c.: iska celin.

Lamidka: caabbiyid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caabbiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caabbi(2). ld caabbi(1), caabbin, caabbis.

Lamidka: caabbi, caabbin, caabbis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur