denQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-emey, -entey)Macnaha:ld dan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
danQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-no, m.l)Macnaha:1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0