dilaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof ama bahal aad wax u laaya. 2. Cudur nafleyda safmar u dila. ld dile.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dileQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Kan wax dilay, ama wax dilid badan. ld dilaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0