ilaaQaabnax: hMacnaha:I. ama i. iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo; tan iyo. Tus. “I. (ama i. iyo intaa) aan soo noqonayo halkaan joog”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
intaQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:1. Erey tixda qaarkeeda hore ama danbe had la'aan iyo ulajeeddo qabyo ah u yeela una baahi geliya ereyo kaloo caddeeya. Tus. “Inta (aad) dugsiga tagtid, ardayga soo wad”, “Lacagtaan inta (uu) qaado, cunno ha soo gado”. 2. Halka, meeshaan, kobtaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0