kuwaasQaabnax: mu.ti.wMacnaha:eeg kaas¹. ld kuwaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kaasQaabnax: mu.ti.lMacnaha:(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Kaas ayaa fiican”. ld kaa¹ (-kaas)Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Dukaankaas Cali baa leh”. ld kaa4.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0