laba

Qaabnax: m.dh.t

Macnaha:

  1. ld labo¹.

labo

Qaabnax: m.dh.t

Macnaha:

  1. 1. Tirada kowda iyo saddexda u dhexeysa; “2”. 2. Labadaba. Tus. “Labadaba way fiicanyihiin”.
  2. Wax qasasho.