loox
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-xyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto. 2. Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

