raas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qoys. 2. Meel qoys degi karo. 3. ld raasi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Laba isu dhexda iyo carruurtooda; xaas. 2.Qolo; reer.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raasi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dhul dhuuban oo badda aad u dhex gala. 2. ld raas (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur