reerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:1. Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys. 2. Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qoysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-sas, m.l)Macnaha:1. Laba isu dhexda iyo carruurtooda; xaas. 2.Qolo; reer.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0