taan

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Macnaha:

  1. Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur