Qaabnax: k.lh.dh
Isrogrogga: (-tay)
Macnaha:
- ld tayda².
Ereyo la xiriira (1)
Qaabnax: mu.lh.dh
Macnaha:
- (Kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Taydu waay caddahay”.
- Dibkabe tlmaamaya wax keli ah oo dheddig, kolka qofka lihii sheegayo inuu leeyahay. Tus. “Nin baa hortayda taagan”. ld tay.