uq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cuq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Muddo kooban oo ay digaagaddu ku fadhido ukumaha si ay u dillaacaan. 2. C. ah: digaag ku jirta muddadii fadhiga ee ay ukunta ku dillaacin lahayd. ld uq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur