weynaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg weyn. ld weynaansho, weynin.

weyn

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd; waaweyn)

Macnaha:

  1. 1. Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho. 2. Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.

weynaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg weynow. ld weynaan.

weynin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld weynaan.