Arday
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(arday/ardo, m.dh) 1. Qof tacliin nidaamsan oo sanado go'an iyo heerar kala duwan leh ku hawlan. 2. (dh.) Ilmo duqsi quraan dhigata.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arday ↴
saaqid | aftax | ardayad | booti | cashar | damiin | faranfardayn | fariisin | horujeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg