Arrin

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-imo, m.l)

Talo, hadal iyo in wax laga qabto u baahan; xaajo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arrin

baab | odayee | kaadi | og | ogeys | taabo | xaajeyso | faahfaahi | laablaab | jaahilbixi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg