baxaalli
(m.l)Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxaalli ↴
abuur [m.dh]
Dabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.
dabci [m.l]
Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad.
ged [m.dh] (-do, m.l)
1. Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad. 2. G.diisa: caadadiis.
guhaad [m.dh]
1. Baxaalli; dabci. 2. Caro, xanaaq.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg