bi'in
(m.f.dh)eeg bi'i. ld bi'is.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bi'in ↴
baabbi'in [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baabbi'i. ld baabbi'is. baabbi'i, baabbi'is
aftiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Qof, wax sida dufan, caano iwm oo afkiisa ku yaal iska bi'in.
baahitir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid baahi ka bi'in.
bigrojebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Gabar cadradnimo ka bi'in.
bi'in [m.f.dh]
eeg bi'i. ld bi'is.
bi'is [m.l]
ld bi'in.
bikrajebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Gabar cadradnimada ka bi'in.
caratir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid caro ka bi'in.
carjebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dhar cusayb ka bi'in. 2. Weel la culay carka ka bi'in.
catir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -risay)
Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir², catiree.