Buko

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-kaday, -katay)

Wax bukaan ah noqosho. ld bukoo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buko

waabaayo | daacaqurun | xaako | bukaani | bukasho | bukoo | bukood | bukoni | kakanaanta beerka |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg