Bulsho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Dad meel ku wada nool oo isku dan ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bulsho

naadi | caado | yake | af | basar | caaqil | caleemasaar | caleemasaar | dabaqad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg