Cayayaan
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-nno, m.dh)Bahallada yaryar, aan laf iyo dhiig lahayn oo leh lix ama siddeed lugood, oo ay ka mid yihiin kaneecada, caarada, duqsiga iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cayayaan ↴
laacayaal | uraa | asiidha yuurig | ayax | ayeeyolugdheer | bahal | bahalhoosaad | barijugley | boobe | booddo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg