Ciir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca. 2. ld ciirid.
Ciir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Caano subaggii laga baxshay oo dhanaan.
Ciir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax miisaankiisa dhan u iilasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciir ↴
waaqla' | agab | agabso | baalfallaar | baqalye | baryood | bayrac | beycad | beycas | buqbuqo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg