Cilmi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(culuun, m.dh) 1. Aqoon habeysan oo waayo aragnimo iyo daalacasho lagu kasbaday. 2. Qeyb ka mid ah aqoonta oo la xiriita maaddo gaar ah. ld culuun.
Cilmi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) C. afeed: daraasad cilmi ku dhisan oo u gaar ah afafka aadamiga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cilmi ↴
oddoros | da'aa | aalad | maaddo | jaamacad | qaacido | raaco | saaykoolojiyadda | taariikh | afyaqaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg