Dariiqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Jameeco wadaaddo ah, leh maamul, digri iyo ducooyin u gaar ah, kuna abtirsata shiikh weyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dariiqo ↴
oksiin | digri | digri | fisiyooloji | isu ekaansho | juqraafiga nafleyda | kollooydh-soocid | kulqaate | neefsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg