Ded

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld dad 1. Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan. 2. ld dedid.

Ded

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Wax feydan, shey dusha ka saarid ama ku daboolid. ld dad².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ded

waab | okori | okoro | qaawi | qab | raar | uugaan | asheer | asheeri | baraako |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg