Qaawi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Qof dhar ka furid. 2. Dhismo, dedka kore ka qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaawi ↴
qaawin | qaawisasho | qaawiso | bowdaqaawi | bowdaqaawin | bowdaqaawis | diir | maqaawiir | murxi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg